Qeybta Guud ee Nabadgalyada Wadooyinka (Traffico), ayaa bilaabay sumadeynta hagaagsan iyo tilaamaha Nabadgalyada Wadooyinka Caasimada.

Tilmaamahaan ayaa wax ka badalidoona is barbaryaaca iyo Nabadgalyada Ummadda iyo Gaadiidka mara wadooyinka Caasimada, sumadeyntan ayaa sidookale sare u qaadi doonta bilicda caasimada oo la jaanqaadeysa caasimaadaha dhigeeda ah.

Advertisement

Ummadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan caasimada ayaa soo dhaweeyay ballana qaaday in ay ka qeyb qaadandoonaan qorshahaan.

Mahadsanidiin.

XIGASHO TALISKA BOOLIISKA SOMALIA

Previous articleDhacdo kale iyo nin Xaaskiisa si xun u gowracay
Next articleMaamulka Puntland oo USA iyo UK kala hadlay la dagaalanka burcad badeeda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here