HomeWarkiiTayada Baasaboorka Soomaaliga oo aad u sii kordhaya

Tayada Baasaboorka Soomaaliga oo aad u sii kordhaya

Waxaa soo baxaya warar sheegaya in tayada Baasaboorka Soomaaliga uu dunida aad ugu soo dhardhayo marka loo eego siduu ahaan jirey sanadihii la soo dhaafay, wuxuuna u muuqdaa mid soo ceshanaya tayadii lagu yaqaanay.

Dib u soo kabashada amniga Dalkeena Soomaaliya iyo xiriirka diblomaasiyadeed ee sii kordhaya ayaa sabab u ah in uu kor u soo kacay tayada iyo awooda baasboor Soomaalida oo hada dalal badan lagu tagi karo visa la’aan.

Baasa boor Soomaalida oo dagaaladi dalka kadib markii Dowladnimada ay soo laabatatay ayaa waxaa la sameeyay baasaboor Soomaali si casri ah loo farsameeyay inkastoo wixii intaasi ka horeeyay dunidu u muuqatay inay si dinlomaasiyadeed u go’doomiyeen baasaboor Soomaaliga.

Si kastaba hada amni ahaan iyo diblomaasiyad ahaanba Soomaalida kor ayay usoo kacday taasoo keentay in tayada baasaboorkana uu kor u soo kaco.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -