HomeWarkiiThabit Cabdi oo fariin ku saabsan barakicinta shacabka u soo direy Madaxweyne...

Thabit Cabdi oo fariin ku saabsan barakicinta shacabka u soo direy Madaxweyne Xassan

Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Thabit Cabdi Maxamed oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ku ah siyaasada Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh ayaa bartiisa facebook wuxuu ku soo gud-biyay  fariin ku socota Madaxweynaha.
Thabit Fariintiisa oo si gaar ah uu saabsan barakicinta shacabka laga saarayo dhulalkii Dowlada ayaa fariintiisa waxay u qorneyd sidan:-
Madaxweynow duminta dhulka danyarta daa, daadinta marasta daa, dalkii iyo dadkii aad u dhaaratay dayaca ka daa.
Danyarta baroortooduna marna lama dabooli karo xitaa haddii la xabiso wariyihii xogta soo gudbinayay.
Dadku waa markhaati, xisaabna waa dambeyndoontaa.
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -