Warbaahinta caalamiga ah ayaa loo ogolaaday dhammaan aagaga ay qabsadeen ciidmada Itoobiya, waxaana hadda la geeyey qeybta Xaduudaha ay wadaagaan Tigree-ga & Amxaaradda oo ay dad kala duwan kula kulmeen.

Wariyaha AlJazeera Maxamed Cadow oo warbixin kasoo diray si toos ah (LIVE) magaalada Gonder ayaa sheegay in wax badan ay isbedeleen, dagaalkana ay dawladdu guulo sheegatay.

Warbaahinta Addis Ababa & dadka madaxa banaan ee wax ka qorayayey arrimaha Itoobiya, waxay isku raacen in TPLF laga soo xiray 4 xaduud oo muhiim ah, kuwaas oo kala ah Eritrea, Sudaan, Kilalada Amxaarada iyo Canfarta, tanni ayaa ka dhigan go’doon ay ku jirtaan Tigree-gu.

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here