Tira ku dhow 20 Qof oo ku dhimatay weerarkii Shalay ee Xabsiga Dhexe

0

Taliya sare oo ka Tirsanaa Ciidanka Asluubta ayaa faah faahin ka bixiyey waxii shalay ka dhacay Xabsiga Dhexe isagoona soo ban dhigay tirada saxda ah ee Dagaalkii shalay ka dhacay Xabsiga dhexe ee Muqdisho ku dhimatay

Taliyahaan ayaa sheegay sida ay ugu kala dhinteen labadii Ciidan ee dagaalka ku dhex maray Xabsiga

Maxaa biista ayaa looga Dilay 15 maxbuus halka lagu dhaawacay 7 kale

Ciidamad Dowlada ayaa looga Dilay 4 askari halka lagu dhaawacay yahay 1

Taliyaha ayaa sidoo kale shewgay in Meydadkii la Aasay Dhaawaciina la geeyey Isbitaalada

Xaalada ayaa hada ku soo noqotay Caadi dhacda shalay dhacdayna waxay dhabarvJab ku tahay Dowlada Federaalka oo 3 sano iyo 6 Bil Amaanka Muqdisho sugi la

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here