Iyadoo maanta oo isniin ah uu galay maalintii 3-aad dagaalka ka dhex qarxay Yuhuuda iyo Xamaas ayaa waxaa sii kordhaya tirada ciidamada iyo shacabka ku geeriyooday dagaalkaasi.

Tirada Dhimashada Gaalada Isra’iil waxaa la xaqiijiyay inay sii dhaafeyso 900 ruux oo askar u badan xili dad shacabana ay ku jiraan.

Advertisement

Dadkaan ay laayeen dagaalyahanada Xamaas ee sagaalka boqol ah waxaa ku jira 260 ruux oo ku sugnaa goob ay ka socotay xaflad muusig ah.

Dhanka Falastiin dhimashadooda waxaa lagu sheegay 690 kuwaasoo dhamaantood ah shacab iyagoo guryahooda ku jira ay yuhuudu ku duqeysay gaar ahaan duqaynta Qaza oo ay kaga jawaabayso yuhuudu weerarka Xamaas.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIILE.COM

Previous articleWasaarada Gaadiidka oo War cusub ka soo saartay Habraaca kala wareejinta Gadiidka Rayidka
Next articleMareykanka oo xaqiijiyay in 9 ruux looga dilay Dagaalka Xamaas iyo Yuhuuda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here