TEHRAN (DAYNIILE.COM)-Maamulka Israa’iil ayaa markii ugu horeysay qirtay dhimashada 3 ruux kadib weerararadii ugudambeeyay ee ka yimid dhanka Dowlada iiraan kuwaasoo bur-bur xoogan ka gaystay goobihii ay gantaalada ku dhaceen.
Safiirka Israa’iil ee Maraykanka ayaa u shaagay warbaahinta CNN weerarlkii Iiaran dadka ka dhintay iyo kuwa ku dhaawacmay,tan iyo markii colaada Yuhuuda ay qaraxday.
Sidoo kale wararkii ugu dambeeyay ee laga helaayo xiisadaan taagan ayaa waxay sheegaayaan in Iran ay heshay dukumeenti xasaasi ah oo Nukliyeerka Israel ah loo marayo.
Sidoo kale Milateriga Isra’iil ayaa daboolka ka qaaday in ay sii wadayaan duqeymaha ay ku bartilmaameedsanayaan caasimada dalka Iiraan ee Tehran,iyagoo dhanka kalana shacabkooda ugu baaqay inay ku sugnaadaan goobaha dhulka hoostiisa ah.
XAFIISKA WARARKA SIYAASADAÂ
DAYNIILE.COM
