Gudiga Doorashooyinka Madaxa banaan ayaa goor dhaw shaaciyay Tirada Kaararka cod-bixinta ee la qaatay kuwaasoo u diyaarsan beri inay codadkooda dhiibtaan madaama beri Ururada Siyaasada ay tartami doonaan.
Sida Gudigu qoreaalkiisa ku cadeeyay tirada kaararka la daabacay guud ahaan waa 918,890 balse tirada kaararka la qaatay waa  503,916.
XOGTA GUUD QAADASHADA
KAARARKA COD-BIXINTA.

