Waxaa socota tirinta wareega ugu danbeeya ee doorashada madaxweynaha Puntland waxaana kala baxa isku soo haray Saciid Dani iyo Dr Guuleed.

Wareegii hore 40 cod ayuu ku soo gudbay Saciid Dani halka Dr guuleed uu la yimid 17 cod .

Advertisement

Tirinta oo uu hogaaminaayo saciid Dani wararkeena xigga ayaad kala socon doontaan hadii uu xaqiijiyo madaxweynaha Puntland markii labaad oo isku xigta

Previous articleWareega koowaad ee codeynta Doorashada Puntland oo soo dhamaatay
Next articleWAR DEG DEG AH: Saciid Dani oo mar kale loo doortay Madaxweynaha Puntland

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here