Toddoba nin oo Hargaysa lagu xukumay kadib kufsi u geysteen gabar

0

toddoba nin oo lagu eedeeyay in ay kufsi geysteen ayaa maanta lasoo taagay maxkamad ku taalla magaalada Hargeysa ee Somaliland.

Ragaas ayey maanta maxkamaddu ku riday xukunno kala duwan.

Ragga maanta maxkamadda lasoo taagay ayaa lagu eedeeyay in ay kufsi u geysteen gabar kamid ah carruurta lagu xanaaneeyo xarumaha agoonta.

Shan ka mid ah ragaas ayey maxkamaddu ku xukuntay mid lix bilood oo xabsi ah, halka labada kalena ay ku xukuntay mid seddax sano oo xabsi ah.

Garyaqaan Jamaal Mandeella oo ku dhawaaqay xukunka maxkamadda ayaa sheegay in eedeysanayaasha uu racfaan u furanyahay.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here