HomeWarkiiTrump iyo Yurub oo sii kala dhimanaya

Trump iyo Yurub oo sii kala dhimanaya

TrumpKhilaafka u dhexeeya Mareykanka iyo dalal reer Yurub ayaa sii xoogeysanaya iyadoo uu hada soo garay heer ay kala tagaan oo dhabarka isu jeediyaan taasoo ka dhalatay dagaalka Mareykanka iyo Israa’iil ku qaadeen Iiran.

Trump ayaa  ayaa saacadihii ugu danbeeyay si cad ugu sheegay Warbaahinta inay suragal tahay ciidanka Mareykanka uu ka soo saaro dalalka Spain, Germany iyo Talyaaniga sababo uu ku sheegay inay garab ku siin waayeen dagaalka Iiran.

“Spain iyo Talyaani nama caawin markaan u baahneyn inay na caawiyaan taasna waa in aanan illoobin” ayuu yiri Trum

Warkaan catowga u badan ee Trump ka soo baxaya ayaa ku soo aadaya xili inta badan Mareykanku sheegan jirey dalka dunida ugu awooda badan islamarkaana iaku filan howllgalada dagaal ee uu qorsheysto balse  dagaalka Iran wixii ka danbeeyay Trump waxaa soo kordhaya hiilada uu weydiisanayo reer Yurub.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -