Trump oo diiday inuu ka qeybgala doodda musharraxiintaa oo lagu qaban lahaa qaab online ah

0

Madaxweyne Donald Trump ayaa iska diiday inuu ka qeybqaato dood qaab online ah loo qabanaya oo uu la geli lahaa ninka ay ku loolamayaan xilka madaxtinnimada ee Joe Biden.

Mar sii horreysay, guddiga qaban qaabinayay doodan oo lagu wada inay dhacda 15 Oktoobar ayaa sheegay in loo baddelay qaab online ah si looga baaqsado kulan fool ka fool ah.

Go’aanka guddiga ayaa ka dambeeyay markii Mr Trump laga helay xannuunka Coronavirus. Waxaa lagu daweeyay isbitaalka, waxaana la sheegay inuusan hadda qabin calaamadaha xannuunkaasi.

Masuuliyiin u hadlay Joe Biden ayaa haseyeeshee sheegay inuu diyaar u yahay inuu ka qeybgala dooda.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here