HomeWarkiiTrump oo sheegay in Netanyahu masuul ka yahay ilaalinta Xabad joojinta dhanka...

Trump oo sheegay in Netanyahu masuul ka yahay ilaalinta Xabad joojinta dhanka aaga Lubnaan

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in Ra’iisul Wasaare Netanyahu uu mas’uul ka noqonayo ilaalinta xabad joojinta aaga Lubnaan,balse Netanyahu ayaa sheegay in ciidamada Israa’iil ay sii wadi doonaan qabsashada koonfurta Lubnaan inkastoo uu jiro heshiiska Mareykanka iyo Iiraan.

Trunp wuxuu intaasi ku daray inuusan ku faraxsanayn duulaanka Israel ku qaado dagaalamayaasha Hezbollah oo gacan saar la leh Iran

dhanka kale Iran oo ka hadashay xabad joojinta ayaa ka digtay weerar kasta oo Israa’iil ku qaado Lubnaan ama sii socoshada qabsashada dhulka Lubnaan, wixii hadda ka dambeeyana ay ka dhigan tahay jabinta heshiiska ku meel gaarka ah ee Mareykanka ay la galeen.

Sidoo kale Madaxweyne ku xigeenka Mareykanka JD Vance oo isna ka hadlayay heshiiska la gaaray ayaa sheegay in uu filayo in kormeerayaasha Nukliyeerka Qaramada Midoobay ay dib ugu soo laabtaan Iran

“wax lacag  qaadasho ahna aysan ka dhici doonin marinka Hormuz inta lagu guda jiro 60-ka maalmood ee wadahadalada Tehran” ayuu yiri JD Vance

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -