HomeWarkiiTrump oo xalay saq dhexe ku dhawaaqay xabad joojin iyo Iiraan oo...

Trump oo xalay saq dhexe ku dhawaaqay xabad joojin iyo Iiraan oo aqbashay

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xalay saq dhexe ku dhawaaqay heshiis xabad joojin ah oo laga gaaray dagaalka Bariga dhexe .

Heshiiska xabad joojinta oo socon doona muda 2 asbuuc ah sida uu sheegay Trump ayaa waxaa isla xalay dhankooda aqbalay Dowlada Iiraan,waxaana ka hadlay Hogaamiyaha ugu sareeya Iiran.

Heshiiskan xabad joojinta ah waxaa ka soo shaqeeyay Ra’iisulwasaaraha Dalka Pakistan oo labada dhinac u kala dab qaadayay mudooyinkaan dane.

Xabad joojinta Trump uu xalay saq dhexe ku dhawaaqay waxaay timid xili Bariga dhexe cabsi weyn ay ka jirtay islamarkaana ah laba saac kaliya ay la harsaneyd waqtigii Trump u qabtay Iran inay heshiis qaataan hadii kale uu weerari doono kaabayaasha dhaqaalaha.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA

DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -