Muqdisjo (dayniiile.com)- waxaa maanta mar kale la bartilmaameedsaday Tukaamo hor leh kadib kaamirada qarsoon oo ay xirteen iyagoo fulinaya amarka Dowlda Somalia.

Laba Tukaan ayaa siyaabo kala duwan maanta loo qarxiyay kuwaasoo ku  kala yaala Laba dhagax iyo suuqa cirtoigtaha Bakaare.

Advertisement

Weeraradaan maanta  waxay  sababeen khasare hantiyeed, ma jirto wax dhimasho  ama dhaawaca ah oo qaraxyadaasi sababeen.

Dhawaan ayaa amar Dowladeed waxaa ganacsatada lagu gaarsiiyay inay goobahooda Ganacsi ku xiraan Kaamirada CCTV ee sida qarsoon wax u duubta, balse Alshabaab markaas kadib diidmo ka keenay iyagoona ku hanjabay inay weerari doonaan qofkii fuliya amarkaasi.

XAFIISKA WARARKA

DAYNIIILE.COM

Previous articleWeerar lagu qaaday Saldhig Ciidamada Kenya ku leeyihiin Xagar-dheer
Next articleAfhayeenka Maamulka G/banaadir oo ka hadlay qarax maanta la fashiliyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here