wasiirka a/dibada xukuma somalia Abdisaid M.Ali Aya ka hadlay weerar ciidamada Booliska puntland gaar ahan Taliye mumin uuku weeraray magalada galkacayo caawa.

qeybta 1aad : waxan shaley imid magalada galkacayo si aan waqti ula qaato qoyskeyga mudada lagu jiro maalmaha u dambeyso ramadanka. Caawa fiidki waxaan aniga iyo qoyskeyga ka qeybgalnay afur uu nagu casuumay nabadoon yasin abdisamad. Waxaan gurgeena ka tagnay anago lugeeyneyno anago wadano afar askar iyo laba dharcad.

qeybta 2aad : Marki la gaaray dhamaadka cashada, iyado la fulinayo amarka taliyaha boliska gobolka Mudug Mumin, gaariyal tikniko ah iyo hub shikiyal aya looso daabulay si aay noo weeraran. Waxaan ku jirnay hoos waxana nagu socday hub culus oo ka imaanayen ciidanka Mumin muddo 15 daqiiqo ah.

qeybta 3aad : kooxdena amniga waa ay iska caabiyen weerarki qaarajinta ee siyaasadeysna. Balse nasiib darro, hal askari aya inaga dhintay, allaha u naxariisto, iyo mid kale oo dhaawac ah. Nabadoonka isagana dhaawac culus ayaa soo gaaray , wuxuna hada ku jira isbitaal. Waxaan u rajeneyna soo kabasho degdeg ah.

qeybta 4aad : Waxaan aad u cambaareynayaa gacanka hadal sida hab lagu gaaro dano siyaasadeed iyo in lagala xisaabtami doono cid kasta oo ay khusayso macnaheedu waa lagama maarmaan.

0

o

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here