HomeWarkiiTurkiga oo ku dhawaaqay in la soo af-jaray sahanka shidaalka Somalia

Turkiga oo ku dhawaaqay in la soo af-jaray sahanka shidaalka Somalia

Turkey considering oil pipeline to Syria: Minister | Rudaw.netANKARA (DAYNIILE.COM)-Wasiirka Tamarta iyo kheyraadka dabiciga ah ee Dalka Turkiga ayaa ku dhawaaqay in Markabka Oruç Reis uu soo afjaray sahmintii shidaal uu ka waday Badda Somalia islamarkaana uu dhawaan dib ugu laabanayo xaruntiisa Turkey.

Wasiirka wuxuu xusay in howlgalkaani uu ku soo dhamaadfay si guul ah  kaasoo socday mudo 234 maalmood kadib markii shaqada sahminta sidaalka uu Markabka Oruç Reis soo bilaabay 25-kii bishii Octoaber sanadkii 2024-kii.

Wasiirka ayaa saxaafada u sheegay in sahanka ay la sameeyeen sedex xirmo ayna hayaan xogtii ka soo baxday oo ah mid guul ah.

“xogta la helay ee sahminta kheyraaka somalia 3D baaxadeeda ay dhantahay  4,464 KM X2  waxay muhiim tahay qiimeynta kheyraadka shidaalka iyo gaaska ku jira gudaha Somalia taasoo hageysa talaabooyinka xiga ee horumarineed”ayuu yiri Wasiirka

Ugu dambeyn Markabka sahminta  Oruç Reis oo guul gaaray ayaa la cadeeyay inuu 15-ka bishaan June ka shiraacan doono Dekada Muqdisho si uu dalkiisa Turkey ugu laabto madaama wixii hada ka danbeeya ay iman doonan kooxdii shidaalka soo saari lahayd .

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COMMarkabka Oruc Reis ee Turkiga oo shidaal iyo gaas ka raadin doona xeebaha  Soomaaliya. | Kaab TV

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -