Dowladda Turkiga ayaa qorsheyneysa in ay hawada sare u dirto dayax-gacmeed baaxad leh, sanadka 2028-ka.

 

Warar laga helayo ilo dowladda ku dhow-dhow ayaa sheegaya in ay suurto-gal tahay in saldhigga laga ganayo dayax-gacmeedkaas ay suurto gal tahay in Ankara ay ka dhisato Soomaaliya.

 

Sidoo kale Ilo saxafadeed ayaa sheegay in Dayaxgacmeedkan oo ah mid aad u wayn lagu wado in laga diro Soomaaliya, wallow tan aan la ogaan Karin xaqiiqdiisa.

Office Nairobi

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here