HomeWarkiiTurkiga oo shaaciyay waqtiga uu bilaabayo soo saarita shidaalka Somalia

Turkiga oo shaaciyay waqtiga uu bilaabayo soo saarita shidaalka Somalia

War ka soo baxay Dowlada Turkey ayaa lagu shaaciyay waqtiga ay bilaabayaan soo saarista shidaalka madaama ay hore sahmin u sameeyeen islamarkaana ay ku ogaadeen in shidaal iyo gas uu ka buuxo Somalia.

Wasiirka Tamarta Turkey wuxuu shaaciyay inay sanadka cusub ee 2026-ka ay bilaabi doonaan shaqada soo saarista shidaalka si gaar ah Janaayo ay shaacin doonaan natiijada warbixinada ay ka hayaan shidaalka Somalia ka buuxa iyo qaabka.

Turkiga waxay intaasi ku dareeb in Dowlada Somalia ay ka go’an tahay inay soo saarato shidaal balse ay jiraan caqabado amni sida uu warka u dhigay.

“waxaa loo baahan yahay wadooyin iyo adkeynta amniga si loo gaaro goobaha shidaalka laga soo saarayo sida ceelasha dhulka” ayuu yiri Wasiirka Tamarta dhulka

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -