Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sheegay in dalkiisa uu sameyn doono wax walba oo suurtagal ah taasoo uu  kula xisaabtamo Maamulka Natenyahu ee Isra’iil.

“Turkiga wuxuu sameyn doonaa wax kasta oo suurtagal ah si uu Israa’iil ugula xisaabtamo weerarrada Rafah”ayuu yiri Madaxweyne Erdogan

Advertisement

Mid ka mida dhacdooyinkij ugu dambeeyay ee Yuhuuda kula dhaqaaqday shacabka  Falastiin ayaa ah  weerarradii lagu hoobtay ee Rafah taasoo turkigu ka carooday.

“Waxaan qaadeynaa talaabo kasta si aan ula xisaabtano kuwa gacan ku dhiiglayaasha ah oo aan wax shaqo ah ku lahayn bini’aadanimada,” ayuu yiri mar kale yiri Erdogan.

SOURCE ALJAZEERA

XAFIISKA WARARKA

DAYNIILE.COM

Advertisement
         

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here