Cadnaan Oktaar waa nin Turki ah oo lacag leh da’adiisana ay tahay 64 jir hadda,wuxuu lahaa Tv u gaar ah uu ku sharxo islaamka wanaagiisa iyo diinta islaamka ay tahay mid nabadda jaceyl asagoo ay ku hareeraysanyihiin dumar badan oo dhar gaagaaban wata oo fanaaniin ah iyo modelka kuwa dhiga.

Waxaa lagu soo eedeeyay inuu koox gaar ah sameeyay oo fal danbiyeedyo geysto, caruurtana fara xumeeyo,dadkana ku rakaateeyo naagaha ku hareeraysan ee qurxoon.

Wuxuu qoray buug uu ku diidayo aragtida Darwin ee ahyd in aadanaha iyo daanyeerka ilmo adeero yihiin.

Waxaana la qabtay asaga 2018, waxaana lagu xukumay maanta 1365sano oo xabsi ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here