Warar lagu kalsoonaan karo ayaa sheegayo in Labada ugaas u kala ah murusade iyo Abgaal sitoos ah u noqdeen Kaanbeenada Madaxweyne Farmaajo kuwaa oo dhaqaalo badan lagu siiyey in ay soo xulaan shaqsiga uu wato Farmaajo oo Beeshooda ah

Ugaaska Murusade Ugaas Cabdulaahi oo daganaa Hoteel Dayax ayaa laga raray waxaana la dajiyey Hoteel Xayaad halkaa uu ka wado kala qeybinta Beesha uu ugaaska u yahay

Kulan ay la yeesheen xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta Murusade sida Jen Gafoow ,Xildhibaan Musdaf iyo shaqsiyaad kale oo Ugaas ku war galiyo in uu Beesha uu ma talo hoos geyn Farmaajo ayuu Ugaas Cabdulaahi ugu Hanjabay in uu xiri doono hadayna kala tagin warkaa

Labada Ugaas ayaa aad u yaaratay Taageerada ay ku dhex la hayeen Beesha ay ma talaan dhaxdeeda waxaana laga yabaa Jufa kasta ay si qaas ah u sameysato Oday ma talo

Inta badan Ugaasyada ayaa dhaqaalo badan ka sameeyo xiliga Doorashada kuwaa oo ka qaado qofka doonaayo Xildhibaanka lacago badan si liiska ugu daraan

Sida sharciga Doorashada Sanadkaan ayaan doorbadan ku laheen Odoyaasha Dhaqanka waxaana la soo xulayo ama Dooranayo 101 Qof Jufa kastaa

Xaalada Ugaasyada ayaa hada u muuqda kuwa laheen Awood badan ay ku dhex la hayeen Bulshada madaama ay u qaraab doonteen Farmaajo oo xiligaan waqtigu ka yahay gabaabsi

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here