UK ayaa laga yaabaa inay cunaqabatayn kusoo rogaan ciidamada Ruushka iyo jeneraalada looga shakiyo inay galeen dambiyo dagaal, sida uu sheegay Wasiiru-dawlaha Dambiyada iyo Booliska ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Caddaaladda Kit Malthouse.

Waxa uu u sheegay Sky News ‘Trevor Phillips caddaynta xad-gudubyada waa in loo ururiyaa si “macquul ah” inta lagu jiro iskahorimaadka.

“Inta ay taasi socoto waxaan qaadi karnaa tallaabo gudaha ah oo ku saabsan cunaqabateynta, waxaan awoodnaa inaan saarno shaqsiyaadka, oo ay ku jiraan dagaalyahannada, Jeneraalada hoggaaminaya iyo kuwa kale ee ku lugta leh, si aan u muujinno inaan aqoonsannahay kaalintooda ku aaddan weerarkan argagaxa leh ee lagu hayo waddan dimoqraadi ah oo xor ah. ” ayuu yiri.

Office Nairoibi Kenya

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here