Umu Somal iyo Umul mu’miniin waa sheeko aad u Xanuun Badan

0

Umu Somal iyo Umul mu’miniin.

Mirya Shalom waxa ey aheeyd Gabar ka tirsan Ciidanka Yuhuuda. (F.S:1aad)

Shaqada kadib, Waxa ey ku soo noqotay Gurigeeda, waxa ey iska siibtay dharkii Ciidanka, waxa ey soo qaadatay Dhalo khamri ah, waxa ey shubatay Koobkii ugu horeeyay.

waxa ey furtay FaceBook geedii ugu furnaa Magaca Beenta ah ee “Umul mu’miniin”.

waxa ey ku qortay Sayid Cumar iyo Sayid Cali yaa ku xaq lahaa Hogaaminta Khilaafadda Islaamka ???.

kadibna Koobkii khamriga ayeey kabatay, waxa eyna sugtay Comments-ka.

Comment – gii ugu horeeyay waxaa soo Qoray Nin khalir la yiraa oo Ciraaqi ah.waxa uu yiri: Cumar bin khitaab, waa xoogay Xukunka Khilaafadda Islaamka, Xaqna uma leheeyn, Suniyiintiinuna waa tihiin “Nawaasib”.

waxaa u jawaabay Nin kale oo Sucuudi Joogo oo Faysal la yiraa,oo Facebook Friends ah, waxa uuna yiri: waa la hubaa in Cumar uu u Xaq lahaa Khilaafadda Islaamka, Adinka Ciraaqiyiintu waxaa tihiin “Raafiliin”, Gaalyohoow, Adinkaa Ahlu Sunnada ugu Cadawsan Yuhuudda ,kana xun Yuhuudda.

Mirya Gabadhii Yuhuudu waa qososhay waxa eyna shubatay Koob Labaad oo khamri ah.

Comment kale ayaa waxaa soo diray Nin Dhaliyaro ah oo Masar joogo. waxa uuna yiri: Cumar waa kii ka adkaaday Shiicadii iyo Majuusiyiinta, waqtigiisii Shiico maba jirin.

Doodii Facebook Comments waa sii kululaatay, Shiicadii waxa ey ceeysay Sunniyiintii, Sunniyiintiina waxa ey caayeen Shiicadii, ilaa Doodii iyo naceeybkii u ekaadeen in wabiyaal dhiiga ahi ku fideen Wadooyinka Masar, Ciraaq, Suriya iyo Carab kale. Naceeyb iyo kala fogaasho Aragtiyeed ayaa ku fiday Carabtii dhaxdeeda .

Gabadhii Mirya ,waxa ey Daboolatay Dhaladii khamriga ugu haray, waxa ey isku fidisay Sariirteeda, iyada oo ku kalsoon Mustaqbalka Dowladeeda yuhuuda , inta ey joogaan Dad Doqon Dabaalaa ah, oo aan u midoobi karin si ey yuhuuda isaga Difaacaan, Hurdo dheer ayeeyna gashay.

sheekadaan waxa ey igalisay Shaki ah:

War Annaga Somalida ah Ameey Jirtaa Cid kale oo “Umu Somal” la baxday oo khilaafkeena ka shaqeeysay, oo haddii ey aragtay in aanan u midoobi karin cadawgeena oo dhaxdeena aanan heshiin karin, shubatay koob khamri ah, kadibna tiri, Mustaqbalka wadankeega u cabsan maayo inta Doqonta Somalida ahi ey dhaxdeeda is heeysato.

FG: Sheekadaan waxaan u soo qaatay, Haddii Gabar Yuhuud ahi ey Facebook Carab iskula diraty Carabta si eyna u midoobin, war amaa Somaliyana?!!. war Qoladaa waa loo qayilay ayaan maqli jiray ee amaa Annagana Gaalo noo qayishay ?. Qofka Qabiilkaaga Facebook ku Ceeynayo iyo kan difaacayo ameeyna somali aheyn, oo ey yihiin ilmihii Umu Somal loogu furay Facebook si ey Somalida isagu diraan.

Qore : Yahya Amir

………………………………………………………………………….

ميريا_شالوم مجنده في جيش الإسرائيلي

عادت لمنزلها وخلعت زيها العسكرية وتناولت زجاجة من الخمر و صبت أول كاس…
ثم فتحت الفيسبوك وكتبت على صفحتها المزوره والتي اسمتها

بإسم :-#ام #المؤمنين ؟؟؟؟؟؟؟؟؟
هل عمر ابن الخطاب أحق بالخلافة أم علي بن ابي طالب ؟؟؟!!!

ثم شربت من كأسها وانتظرت التعليقات
التعليق الاول خضير من العراق
هذا عمر ابن الخطاب اغتصب الخلافه ولا يستحقها وانتم السنه نواصب
وجاء الرد من فيصل من السعوديه
اكيد سيدنا عمر احق وانت يا عراقي يا رافضي يا كافر أشد عداء لأهل السنه من اليهود
تبسمت ميريا وشربت كأسها الثاني

تعليق آخر من شاب مصري
ودي بدها كلام هذا عمر قاهر الشيعه والمجوس
وبدات تتوالى الردود… الشيعه يسبون السنه… والسنه يسبون الشيعه
وليتحول هذا الجدال العقيم بعد ذلك الى انهار من الدم في شوارع العراق ومصر وسوريا..

أقفلت ميريا شالوم زجاجة الخمر وتمددت على سريرها مبتسمه وهي مطمئنه الى مستقبل دولتها الصهيونيه وغطت في نوم عميق.. لطالما ان هناك الكثير من الحمقى والأغبيا

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here