HomeCiyaarahaUPDATE: 14 Kooxood oo u soo gudbay wareegga shanaad ee FA Cup-ka.

UPDATE: 14 Kooxood oo u soo gudbay wareegga shanaad ee FA Cup-ka.

XIGASHO LAACIB.NET

14 kooxood ayaa xaqiijiyay u soo bixitaankooda wareegga shanaad ee FA Cup kadib kulamadii la ciyaaray Axaddii.

Leeds United ayaa rigoorayaal ku garaacday Birmingham City kadib barbaro 1–1 ah oo socotay 120 daqiiqo.

Wolverhampton Wanderers ayaa 1–0 ku dhaaftay Grimsby Town.

Sunderland ayaa 1–0 ku garaacday Oxford United.

Fulham ayaa 2–1 kaga badisay Stoke City.

Arsenal ayaa 4–0 ku xasuuqday Wigan Athletic garoonka Emirates.

Kooxahan waxay ku biireen kuwa horay u soo baxay:

Wrexham, Chelsea, Manchester City, West Ham United, Newcastle United, Southampton, Mansfield Town, Norwich City iyo Liverpool.

XIGASHO LAACIB.NET

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -