HomeWarkiiUrurada Siyaasada Deegaanada Puntland oo taageeray talaabadii Wasiirada Somalia

Ururada Siyaasada Deegaanada Puntland oo taageeray talaabadii Wasiirada Somalia

Ururrada Siyaasadda ee ka jira deegaanada dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa soo saaray bayaanno ay ku garab istaageen doorka Dowladda Federaalka Soomaaliya ee difaaca midnimada iyo wadajirka dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyagoo Xukuumadda ku boggaadiyey qaraarkii ay ku laashay heshiisyadii ka dhaxeeyey Soomaaliya iyo Imaaraadka, si loo difaaco madax-banaanida dalka.

May be an image of textMay be an image of text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -