Kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ah ayaa sare u qaadday Joogitaankeeda Afrika ayadoo kooxdaasi ay bilowday in ay isku fidiso qaar ka mid ah dalalka Afrika. ee Saxaraha ka hooseeya kaddib markii ay kooxdu lumisay saldhiggeedii ugu muhiimsanaa ee ay ku lahayd Bariga Dhexe.

Haddaba maxaa sababay in kooxdaasi ay xilligaani isku ballaariso dalal hor leh oo ka mid ah Afrika gaar ahaan kuwa saxaraha ka hooseeya.

Sidoo kale Kooxda la baxday Dowladda Islaamiga ayaa aad ugu fiday Dalal ay ka midyihiin saxaraha oo Xuduud la leh Dalka Liibiya.
.

Office Nairobi Kenya

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here