HomeWarkiiTacsida uu direy Madaxweyne Xassan ma moodaa in la siyaasadeeyay

Tacsida uu direy Madaxweyne Xassan ma moodaa in la siyaasadeeyay

Qoraal Tacsi ah oo uu Madaxweyne Xasan u diraayay qoyska Allaha u naxariistee Madaxweyne xigeena labaad ee Maamulka Jubaland C/qaadir Luga-dheere ayaa markii koowaad ee la shaaciyay waxay u qorneyd in Madaxweyne xigeenka labaad uu yahay halka dib laga tirey .No description available.

Warqada labaad ee lagu badalay tii hore ayaa u qorneyd  Madaxweyne xigeen soo noqday madaama Dowladu aqoonsaneyn Maamulka Jubaland taasoo durba muujisay in Dowladu tacsidii siyaasadeysay.

No description available.

May be an illustration of 1 person and text

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -