VILLA SOOMAALIYA OO AY KA TAAGAN TAHAY MAXAA KHAYRE U RIDEEN

0

Khayre wuxuu ahaa halyey ka dhex muuqdey kooxda Nabad iyo Nolol waxay dadka qaarkii ku tilmaameen in uu ahaa shaqsi Daacad u ahaa Madaxweyne Farmaajo balse Faragelin shisheeye ay ka dambeeyeen in ay kala tagaan iyo waliba danooyin kale oo qarsoon

Rag ku dhow Madaxtooyada ayaa ii sheegey in ka shalaayeen Ridistii Xasan Cali Khayre waxayna Sabab uga dhigeen

1- Dhaqaalihii loo balan qaadey Xildhibaanadii Ridey Khayre oo aan weli la bixin

2-Waxaa kaloo Caqabad ka imaan doontaa Xildhibaanada oo dhaqaale ku raba ansaxinta Raiisul Wasaaraha Cusub

3- Cadaadiska ka imaanaya Beesha Caalamka

4- Wasiiradii hore oo intooda badan loo balan qaadey in la soo celinayo

5- Qancinta Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Ku xigeenkiisa maadaama labadooda ay doonayaan in ay door ku yeeshaan Magacaabista Raiisul Wasaaraha Cusub iyo wasiirada la magacaabayo

6- Mursal iyo Muudeey oo isku haysta in ay ahaayeen ragii Sababta u ahaa in Khayre si fudud lagu Tuuro waana Caqabadaha hortaagan in Dowladaan hore u socoto oo si nabad ah ku dhameysato waqtigeeda

Isku soo duuboo waxaa Xarunta Madaxtooyada ka taagan kulamo gaar gaar ah iyadoo Vila Soomaaliya ay ku adkaan doonto qancinta Xildhinaanada Baarlamaanka iyo Mursal iyo Muudeey

Amiin Yuusyf Khasaaro

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here