HomeWarkiiVolodymyr Zelenskyy oo shaaciyay tirada askarta kaga dhimatay Dagaalka Ruushku ku hayo...

Volodymyr Zelenskyy oo shaaciyay tirada askarta kaga dhimatay Dagaalka Ruushku ku hayo Dalkiisa

Russia-Ukraine war live: Second day of US-led war talks start in UAEKYIV (DAYNIILE.COM)-Ukrain, Ruushka iyo Maraykanka ayaa maalintii labaad ku leh magaalada Abu Dhabi oo uu dagaalku ka socdo muddo ku dhow afar sano ka dib markii Ruushku si buuxda u weeraray deriskooda.

Kyiv waxa uu sheegay in maalintii ugu horeysay ee wada xaajoodyadu ay ahayd “wax la taaban karo oo wax soo saar leh”, in kasta oo aysan jirin wax horumar ah oo muuqda oo kala duwanaansho weyni ay jiraan.

Madaxweyne Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in tirada askarta Ukraine looga dilay goobta dagaalka ee ka dhashay dagaalka Ruushka lagu qiyaasay 55,000.

Duqa magaalada Kyiv, Vitali Klitschko ayaa sheegay in laba qof ay ku dhaawacmeen weerar habeen-hore ah oo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Ruushku ka geysteen caasimadda Ukraine.

SOURCE ALJAZEERA

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM

RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -