Waa Dhacdo Xanuun Badan, oo i’taabatay.

0

 

Cabdullahi maxamed Aadan maalmo ka hor ayuu Difaacday Buugiisa qalin-jabinta Jaamacadda Al-cimra ee muqdisho.

Shaqo la’aanta, dhibaatooyinka iyo caqabadaha ku geedaamn nolosha kama aysan reebin in uu waxbarto, nolosha qoyskiisana maareeyo. afar sano oo uu arday ka ahaa jaamacadda Al-cimra waxa uu nolosha qoyskiisa iyo waxbarashadiisa ka maareyn jiray mooto bajaaj.

Hadda waxaa uu ku jiray qaban-qaabada Xafladda qalin-jabinta, saakay waxa uu soo toosay isagoo leh hami fog iyo hiigsi dheer.

Balse qadarta alle waxa uu ka mid noqday dhowr qof oo ku geeriyootay qaraxii maanta ka dhacay meel ku dhaw madaxtooyadii hore ee cabdiqaasim.

Waxa uu aabe, waalid iyo qof gacanta ku haya uu ahaa qoys ballaaran oo maanta aanay jirin cid ay maciinsadaan.Waa Dhacdo Xanuun Badan, oo i’taabatay.

Allaah yaraxma cabdullaahi iyo intii kale ee geeriyootay.

Fadliga jimcaha na’saaran uugu duceey walaalkaa🤲😥

Jamal hassan

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here