Waa kuma aun Afanaan Cabdi tahliil Earsame

0

Waa kuma aun alfanaan cabdi tahliil warsame……  waxaa xalay geeryooday fanaankìi caanka ahaa cabdi tahlil warsame oo safka hore kaga jiray fanka soomaaliya waxa uuna ka tirsanaa hoboladii waabari isagoo sidoo kalena kooxdìi danan soo.maray kana mid noqday maamulka fanka kooxdaasi waxaana marxuum tahliil uu ahaa hobol cid degan ayna jeclaayeen dadweynuhu codkiisa baxsan isagoo mudadii uu fanka ku jiray qaaday heeso kala duwan oo isagu jira wadani iyo kuwo dabacsan waxaana heesihiisu yihiin kuwa aan laga xiiso goin marnaba iyadoo heesaha uu u sameeyo laxanka saaran waxa ùuna ahaa hobol isku kalsoon.. cabdi tahliil warsame heesaha lagu xasuusto waa juwa fara badan waxaana ka mid ah kuwa ugu caansan xaga wadaniga ( guulu socod. Dadka soo raac. Xafiisyada. Hèesta soomaaliya soomaali baa leh ) xaga heesaha dabacsan ( onkod. Xoodaamo. Wardheer. Jeegada u aalaa. Ugaaso. Quruxdii bilneyd. Heesta hiil iyo midnaba hoo oo uu la qaado shankaroon axmed sagal. Heesta uu la qaado òo ay wada qaadaan xareedo ismaaciil duniya iyo faadumo duur aun cabdi tahiil kama mudo badan ayuu u jiifay xanuun mana helin kaalintii uu mudnaa walow ay jireen shaqsiyaad ka qeyb qaatay la tacaaladiisa waxaana ugu dambeyntii xalay uu ku geeryooday magaalada muqdisho alaha u naxariisto fanaankii weynaa cabdi tahlil warsame intii uu ka baxeyna samir iyo iimàan alaha ka siiyo waxaa diyaariyay axmed maxamed cabdulle

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here