December 2016 wuxuu kamid ahaa Saraakiishii ciidanka ee ilaalineeysay oo Muqdisho kusoo dhoweeyay Madaxweyne Farmaajo.

Isla sanadkii xigay 2017 Farmaajo ayaa Abaanduulaha Ciidanka xoogga qeybta 12aad ka dhigay General Koronto.

Markale 2018 waxaa loo magacaabay Taliyaha 27aad ee Ciidanka Xogga Somaliya.

Wuxuu kamid ahaa Ciidankii Dowladda ee AL Shabaab ka xoreeyay Magaalada Muqdisho dowladdii Sheekh Shariif. Sidoo kale Labada Shabeelle ayuu dagaalo kula galay

Waa Sarkaalkii 2aad oo Kasoo horjeesta Muddo korarsiga Farmaajo kadib Saadaq Jon

General Koronto wuxuu hadda hogaamiyaa Boqolaal Ciidan oo sita gawaari dagaal oo kala duwan. Isagoo yiri “Waan qabsanayaa Dekadda iyo Airporka Muqdisho Hadii Laga laaban waayo Muddo korarsiga”.

Xigasho hajir show

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here