Dowladaha Mareykanka, Ingiriiska, Midowga Yurub iyo Gollaha Amaanka ayaa ku mashquulsan Magacyadda shaqsiyaad loo aqoonsaday iney yihiin Qaswadayaal [Spoilers]
Shaqsiyaadkaan oo ku eedeeysan iney ku kaceen falal ka baxsan xaquuqul insaanka, abaabulid Mooshin mudo kordhin sharci daro ah, Askareyn Caruur aan qaangaarin, Caburinq1 shacab, barakicin, jirdil dad aan waxba galabsan, burburinta Qaranimada Somalia, la shaqeeynta Argagixisadda, ku xadgudbid xeerarka Caalamiga sida Xabsi ku heyn sanado qaadatay, bilaa Maxkamad kuwaas oo lagula kacay Siyaasiyiin iyo Suxufiyiin, iyo abaabulid falal xasilooni daro ,waxey ku kala jiraan Group [A] [G-b] iyo [G-c]

Inkastoo diiwaangelinta magacyada shaqsiyaadkaan iyo eedeeymahooda gacanta lagu haayo haddana afar ka mida oo ku jira Group A.

1- Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweynahii hore ee Somalia.
2- Fahad Yaasiin Xaaji Dahir , ku simaha Taliyaha NISA.

3- Maxamed Mursal, Ku simaha Gudoomiyaha gollaha shacabka Somalia.
4- Mahad Cawad , Ku simaha Gudoomiye ku xigeenka gollaha shacabka.
5- Jeneral Xijaar , ku simaha Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed.
6- Cabdiraxman dheere, Ku simaha Wasiiru dowlaha Gaadiidka.
7- Cabdullahi Kulan, Ku simaha Taliye ku xigeenka NISA.
8- Jeneral Odowaa, Ku simaha Taliyaha Ciidanka xooga dalka.
9- Farxaan Qaroole, Ku simaha Taliyaha Ciidanka gaarkaa ee HARAMCAD.
10- Cumar Filish, Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho.
12- Cali Guudlaawe Xuseen oo Madaxweynaha Hirshabelle.
13- Cabdi Casiis Lafta gareen oo sheegta Madaxweynaha Koofur Galbeed.
14- Maxamed Xuseen Rooble, Ku simaha Ra’isulwasaaraha Xukumadda Somalia.
15- Mahdi Guled , Ku simaha Ra’isulwasaare ku xigeenka Xukumadda.
16- Maxamed Nur [Jamac] Ku simaha Wasiirka Cadaaladda.
17- Cusman Dubbe, Ku simaha Wasiirka Warfaafinta.
18- Cabdishakuur Cali Mire, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia.
19- Dahir Amiin Jesow, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,
20- Samra Ibrahim Cumar, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,
21 – Maryan Axmed, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,
22- Maxamuud Axmed Ciise, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,
23- Feysal Cumar Guled, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,
24- Caasha Koos Maxamuud, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,
25- Canab Xasan Cilmi, Xildhibaan hore gollaha shacabka Somalia,
Sidoo kale waxaa jira mas’uuliyiin kale oo daaha gadaashiisa ka taagan siyaasadda Soomaaliya kuwaa oo ka shaqeynaya xasilooni darro iyo muddo kordhinta iyagoo garab siinaya Farmaajo.
Liiska cunaqqateynta ayaa suuragal ah inuu soo baxo 24 saac gudaheed hadii aysan waxba iska badalin go’aanka Farmaajo.

Xigasho Cabdishakuur

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here