Waa maxay Qorsha Farmaaho 2021

0

Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo waa Siyaasi Damac weyn ku jiro sida uu Soomaaliya u Xukumi lahaa waana nin Madax adag oo aan Talooyinka qaadan waana Xukun jecel yahay marka loo Fiiriyo Hab dhaqankiisa

Madaxweynaha ayaa Damac waxuu ugu jiraa dalkaan in uu Xukumo muda Dheer taana waxaa cadeen u ah

1 Doorasha Qof iyo Cod ah uu ku dhagan yahay Iyadoo muuqata in Xiligaan macquul aheyn

2 Sharcidaradii uu shalay Sameeyey Baarlamaanka uu Xilka kaga Tuuray Ra iisal wasarahii Mudada isla shaqeynayeen

3 Basaboorka Mareykanka uu iska Celshay

4 Awooda Ciidan uu isku gadaamay

Intaas oo jirta ayaa muujineysa Damaca Madaxweyne Farmaajo waxaana la hubaa in uusan si sahal ah ku baxeyn waxaana laga c absi qabaa Dalka in uu Galiyo Dagaal Sokeeye

Shalay waxuu sameeyey ee sharci darada ah ayaa ah in uu Bangiga dhaxe kala Soo baxay 27 Malyen oo Doolar uu lacagtaas u adeegsaday Xildhibanadii Sharci Darada ku Riday Xukumadii Xasan Cali Kheyre

Dadka waxay aaminsan yihiin uu ku darsanaayo 2 Sano laakiin taa ma jiri doonto waxuu qabanaya Doorasho waqtigeeda ku dhacdo uu ku shubta suda shalay ugu riday Sharcidarada Ra iisal wasaare Kheyre waxayna taa Tusaalo u aheyd wax uu damacsan yahay 2021ka

Baarlamaanka ayaa u Codeyn Doono in Doorashada Fudud u la qabto taa oo ah in Dad aan la Diiwaan galin ay Codeyaan taa oo 1 kii Qof ka Coderyo meelo badan isagaaona Gudiga Doorashada ku dhawaaqi Doono In Xisbiga Madaxweyne Farmaajo ku Guuleystay

Ma jirta Awood hada la dhihi krto way ka gadoodi Doontaa Doorashada Sharci darada aheyn uu ku so Baxay Xisbiga Madaxweyne Farmaajo

Damaca Farmaajo maaha mid Sahlan uu Xukunka si fudud ugu Dagi Doono madaama la taliyaal u yahay Rag waa weyn oo la soo shaqeeyey Dowladii Maxamed Siyaad Bare kuwaa uu talad ka qaato

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here