Markaan fiirino Dowladii La dhisay Bur burka ka dib waxay ka shaqeyn wayeen Beelaha Hawiyo oo Gacanta ku haayo Caasimada Soomaliya kuwaa oo Dowlad walad walboo Timaado u yeelo Qiil taana waxay keentay in Dowlada shaqeyn weyso

Hadaba waa tee Dowlada ay Rabaan Beelaha Muqdisho

1 waxay Rabaan Dowlad ah Fadhiid kuna dhaqmin sharciga asaasiga u ah Dowladnimada

Ma rabaan in uu shaqeeyo sharciga dowladana ay noqon mid la xisaabtamin howlwadeena Dowlada mid walibana meeshoow Joogo isaga iska maamusho

Tan labaad ayaa in Dowlada marnaba soo hadal qaadin hantida Dadweyne iyo Mida Dowlad ee sharcidarada lagu heysta taa oo Dowlad kastoo isku daydo la fashaliyo

Beelaha Muqdisho mar walba waxay rabaan Dowladanimada iyo Qabiilka in uu Qabiilka sareeyo qabiilka awooda leh ku tunto kan tabarta yar

Mar walboo masuul Madaxweyne loo doorta way fashaliyaan waxana u bixiyaan magacyo

In ay Dowlad iyo Nidaam Diid yihiin waxaa daliil u ah maamulada ay Beeshaa Dagto maaha kuwa leh Nidaam iyo kala danbeen halka maamulada kale ay le yihiin Beelaha kale ay yihiin kuwa leh sharci iyo kala danbeen

Waxaa taa ugu sii daran Beelaha Muqdisho ma jecla shaqsigooda kartida leh waxayna u sameyaan magacyo iyo dhaliila uusan laheyn si ay u niyad jabiyaan

Hadaba ma noqon Doonaan Beelaha Hawiye kuwa ka fikira Dalka iyo Dadka si mar kale loo helo qaran awood leh oo umada ka bixiyo dhibka 30 jirsaday mise 30 kale ayeey wadayaan dhaliisha ?

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here