Waa sidee xaalada Soomaaliya ee Xanuunka COVID-19

0

Ku dhowaad boqol qof ayaa Soomaaliya ugu dhimatay xanuunka Covid-19, in ka badan saddex kun iyo shan boqolna wuu asiibay , sida ay sheegtay wasaaradda caafimaadka ee dalka.

Xanuunkan ayaa caalamka si guud u saameeyay, waxayna dalal badan weli la tacaalayaan sidii loo xakameyn lahaa, xilli waddama qaar uu kor u kacayo kiisaska maalin laha ah ee lagasoo werinayo.

Soomaaliya, waxa uu xanuunkan Covid-19 soo gaaray xilli uu dalka kasoo kabanayo colaado sokeeye, dowladdana ay la tacaaleyso marxalado adag.

Haddaba sidee looga jawaabay in Covid-19 la xakameeyo guud ahaan dalka, dadaalka dowladda ay bixisayna maxaa laga baran karay?

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here