Wasaaradda gaashaandhigga Armenia ayaa sheegtay in xasilooni ay ka jirto goobihii laisku hor fadhiyay ee ku yaalla gobolka Nagorno-Karabakh kaddib markii Ra’iisul Wasaaraha Armenia uu saxiixay heshiis oo ku tilmaamay mid xanuun badan oo aan la rumeysan karin.

Heshiiskan ayaa lagu afjaraay dagaalkii lix toddobaad socday ee u dhexeeyay Armenia iyo Azerbaijan.

Heshiiska cusub, Azerbaijan waxa ay qabsan doontaa aagagga Nagorno-Karabakh oo ay qaadatay intii ay socdeen isku dhacyada. Armenia waxay sidoo kale ogolaatay inay ka baxdo dhowr meelood oo kale oo ku dhow dhow, toddobaadyada soo socda.

Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin ayaa intii uu ku guda jiray khudbaddiisa khadka tooska ah ee telefishanka laga sii daayay sheegay in 1,960 askari oo nabad ilaaliyayaal Ruush ah la gayn doono roondooyinka aagga hore

BBC Somali.com

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here