Waaaarada War faafinta oo Beenisay Iscasilaada Taliyaha Ciidanka Boliiska

0

Wasaarada warfaafinta oo beenisa y in uu xilka iska casilay taliye xijaar… wasaarada warfaafinta ayaa gashaanka u daruurtay. Warar saacadihii la soo dhaafay soo baxayay oo sheegayay in uu is casilayo. Taliyaha ciidanka booliska soomaaliyeed jenetal xijaar .

Afhayeenka wasarada warfaafinta ismacil muqtar cumar. Ayaa arintaas waxba kama jiraan ku tilmaamay. Wa warar been abuur ah. Wararka saacadihii la soo dhaafay lagu qorayay baraha bulshada. Ayuu yiri afhayeenka wasaarada warfaafinta. Oo la hadlayay warbaahinta qaranka.

 

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here