HomeWarkiiWabar-ka Beesha Agoon-yar Gaabane oo shaaciyay inay Taageersan yihiin Shariif Sheekh Axmed

Wabar-ka Beesha Agoon-yar Gaabane oo shaaciyay inay Taageersan yihiin Shariif Sheekh Axmed

Wabarka Beesha Agoonyar Gaabane Cabduqaadir Wabar Macalin Maxamed ayaa shir jaraa’id caawa qabtay wuxuuna si cad u sheegay inay Dowlada uga baahan yihiin in lagu xushmeeyo Xildhibaan Shariif sidii uu dalka iyo dadka ugu soo adeegay intii uu xilka Madaxweynaha hayay islamarkaana uu dalka marxalad adag ka soo gudbiyay.
Wabarka oo sidoo kale cadeyay inay reer ahaan taageersan yihiin Dowlada Somalia hadana ay cadeynayaan inay Xildhibaan Shariif taageersan yihiin islamaraana aysan aqbalayn in la aflagaadeeyo.
Hadaba Muuqaalka wabarka ka daawo muuqaal aan ka soo xiganay Somali Cable:-
RELATED ARTICLES

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Smart Phone

Google Pixel 9

Samsung Galaxy S25 Ultra

OnePlus13

Samsung Galaxy Z Fold 6

- Advertisment -