Wadamada Ingariiska ,Mareykanka iyo Midowga Yurub oo joojiyey Dhaqaalahii Dowlada Farmaajo la siin Jiray

0

Dowlada Sida weyn u taageero Soomaaliya ee kala ah Mareykanka ,Ingariiska iyo Midwga Yurub ayaa la dhacsaneen sida Baarlamaanka Federaalka Xilka uga qaadeen Ra iisal wasare Kheyre iyagoona u arkaa in sharci aysan aheyn Xil ka qaadistaas

Beesha Caalamka ayaa u argato Ra iisal wasaarahii Hore in uu ahaa shaqsi lagu aamini karay dhaqaalaha sameeyana hanaan Dowladnimo Aduunka ku aamini karo

Wadamada Deeqa siiyo Soomaaliya ayaa ogaaday In Rididii Kheyre lacag Badan laga Bixiyey Qasanada Dowlada Loo isticmaalay Si ka baxsan Sharciga

UK ,USA iyo Midowga Yurub ay Joojinayaan Lacagaha ay siiyaan Dowlada Soomaaliya

Qarashaha Beesha Caalamka Siineysa hadii laga Joojiyo uu dalka Soomaaliya gàli doono Dhaqaalo Xumo keeni Doonto Dowladama wadi weyso Hoowlaheeda Shaqo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here