Wadamada Yurub oo inta Badan isku Furtay Xuduudaha

0

Sida ay sheegayaan wadamada Yurub intooda badan ayaa leysku furay dhamaan Xuduudaha iyadoona si Toos ah u Bilaawdeen  Duulimaadyadii  iyo Gawaaridii isaga kala  goosheyey

Wadamada Jemalka,Holond ,biljin iyo Noorway ayaa hada si Toos ah leysaga kala Gooshaa

Wadanaka Faransiiska ayaa ku Xiray wadamada Ingariiska iyi Isbeyn in haday soo Galaan  ay Gali doonaan  14 Casho oo Karantiil ah iyadoona Muwaadaniinta Faransiiska aysan  Safrikarin ilaa aamar Danbe

Sweden ayaa horay ugu jirin Godoon waxaana Muuqda in Safarooda yihiin kiwa Caadi ah waloow wadamada Dariska la ah ay joojiyeen  Safarada loo safraayo Sweden

Wali Aduunka ayaa kala jaran oo  aan isku Safri karin waxaana ku jari  Godoon la ogeyn Xili la qaadayo

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here