Dowladda Wadanka u gaandha ayaa waxaa ay wajahaysaa Cunaqabateyn adaga oo ku aadan dhinaca dhaqaalaha kadib lagu eedeyey Xad gub aad u xun in ay geysteen Ciidamada Dalkaas intii ay socotey Doorashadii Madaxtinimada.

Baarlamaanka Midowga Yurub ayaa Madaxda Dalka Ugandha ugu baaqay  in ay Baaritaano sax ah lagu sameeyo Dhibaatadiika dhalatey Doorashadii Dalkaasi kadhacday Dhamaadkii 2020.

Cunaqabateynta ayaa waxaa sigaar ah loola eegan doonaa Masuuliyiin siweyn ugu dhaw Madaxweynaha Ugandha Musefeni sigaar ah Sawiirada Amniga wadankaas Sida Gaashaandhiga iyo Sawiirka Arimaha gudaha.

Ugu Dambeyntii Midowga Yurub ayaa ku hanjabey in ay labajibaaridoonaan hadii Madaxda wadankaasi ay ka fiirsan waayaan kutumashada Xuquuqda Aadanaha. Waa

Turjumadii By C/wahaab Aadan C/raxmaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here