Wadeyaasha Basaska dadweynaha ee ka dhex shaqeeya magaalooyinka dalka Norway oo shaqo joojin lagu sameeyay

0

Wadeyaasha Basaska dadweynaha qaada ee ka dhex shaqeeya magaalooyinka dalka Norway ayaa maalintii 9aad shaqo joojin ku jira, waxaanay saamayn ku yeelatay isku socodka bulshada iyo shaqooyinka.

Magaalada Oslo oo la sheegay in Basasku shaqayn jireen 24 ka saacadoodba ayaa haatan dadka qaar ay u lugaynayaan meelo u jira dhawr saacadood.

Wali waxa sii shaqaynaya Tareenada magaalooyinka gudohooda iyo gobolada iskaga goosha balse ma dabooli karaan baahida gaadiidka dadweynaha loo qabo.

Geesta kale waxa dalkaasi kor u soo kacay tirada dadka laga helayo xanuunka COVID19 iyo dadka maal qabeenka ah ee Isdilaya.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilecom8@gmail.com

TEL 00254714116520

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here