Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka galmudug iyo xubno xildhibaano uu hogaaminayo ayaa soo gaarey Magaalada Baydhabo .
Madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoor qoor iyo xubnaha la socdey Waxaa garoonka diyaaradaha ee Baydhabo kusoo dhaweeyey Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdiasiis Laftgareen .
Xarunta madaxtooyada ayaa loo galbiyey halkaas oo Madaxweynaha Koonfur Galbeed iyo Madaxweynaha galmudug kulan kooban ku qaateen oo soo dhaweyn ah .