Wafti Ka Socda Beesha Caalamka Oo Hargeysa Ku Sugan & Xaaladihii Ugu Dambeeyay Oo Meel Xasaasi Ah Maraya.

Nicolas Berlanga Wakiilka midowga Yurub ee Soomaaliya oo Hargeysa ku sugan ayaa maanta kulankiisii ugu horreeyay la qaatay guddoomiyaha Maxkamadda sare.

Sidoo kale caawa ayaa la filayaa in uu kulamo gaar gaar ah la qaato madaxweynaha Somaliland iyo guddoomiyeyaasha xisbiyada mucaaradka.

Berlanga, ayaa la sheegay in uu wado qorshe lagu dhexdhexaadinayo xukuumadda iyo Mucaaradka.

Qorshaha wakiilka ayaa la sheegay in uu yahay in madaxweyne Biixi, ka laabto go’aankiisa furista ururada.

Sidoo kale xisbiyada mucaaradka ayuu ka doonayaa in ay aqbalaan in guddidan hadda joogtaa qabato doorashada iyadoo guddidii horena farsamo ahaan u caawin doonto.

Untitled Document

Ka dhageyso Muxaadaro cusub TEL 001 6057813292

MUXAADARO CUSUB Live UK TEL 03306060934

Fadlan Hadii aad u baahantahay Macluumaad dheeraad ah naga la soo Xiriira.

Email: dayniilewb@gmail.com

TEL 00252618895064