Nairobi (daniiile.com)-Dadkii hore u dalbaday Baasaboorada Kenya ayaa lagu wargelinayaa in maalinta Isniinta uu bilaabanyo wajiga 4-aad ee qaadashada Baasaboorada.

Aqbaartaan war gelinta ah waxaa shaaciyay Waaxda socdaalka ee dalka Kenya sida ay sheegtay idaacada Star-FM.

Advertisement

Waaxda socdaalka ee dalka Kenya waxay sidoo kale shaacisay inay diyaar yihiin baasaboorro gaaraya 13, 290 oo ay inta u dhexeysa Isniinta ilaa Khamiista qaadan karaan dadkii codsaday.

Baasaboorrada hada diyaarsan oo la daabacay kaliyana in dadkii lahaa la siiyo u baahan ayaa ah 13,290 waxayna u kala leeyhiin caasimada iyo Gobolada sida hoos ku xusan:-

Nairobi 6,021.

Eldoret 1,386

Embu 1,398

Kisii waa  1,201

Nakuru 801

Kisumu 1,262

Mombasa 1,221.

XAFIISKA WARARKA
DAYNIIILE.COM

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here