Masuuliyiin ka tirsan Wasaarada Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya ayaa muuqaal ay soo duubeen waxay ugu hambalyeeyeen Maamulka iyo shaqaalaha Wakaalada  Wararka Soomaaliyeed ee SONNA xuska  maalintii la aas’aasay oo maanta ku beegan.

Wakaalada Wararku waxaa la aas’aasay 1964-kii sidaas daraadeed maanta Wakaaladu waa 60 jirsatay , waxaana lagu wadaa in Wasaarada Warfaafintu xaflado qaban doonto.

Advertisement

Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Warfaafinta ayaa ka mid ah masuuliyiinta hambalyadaan diraya.

 

Previous articleDEG DEG: Howlgal Ciidamada Dowladu fuliyeen oo lagu dilay dagaalamayaal Alshabaab ka tirsanaa
Next articleXiriirka kubada Cagta Soomaaliya oo go’aamiyay in rabshadihii shalay darteed 3 dhibic la siiyay xulka Hirshabelle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here