Madaxweynaha Dowladda Hir-shabeelle Mudane Cali Cabdulahi Xuseen Guudlaawe iyo Wakiilka Qarmada midoobey Soomaaliya Jams swan oo yeeshay Kulanka dhanka Zoomka ayaa kawada hadlay Howlaha Doorshooyinka Qaran Muhiimada ay ledahay wadahadal ay yeeshan hogaamiyaasha Siyaasada.

Madaxweyne Guudlaawe iyo Jams swan ayaa Sido kale ka hadlay Dardargalinta Howlaha Gargaar Siinta dib u heshiisiinta iyo hormarinta Dowlad Gobleedka Hir-shabeelle Madaamo Maamulku yahay Maamul Cusub oo Looga Baahanyahay dib u heshiisiin iyo Howlaha Hormarka Caawimada Siinta kala duwan ayuu yidhay Jams swan Xogahayha Guud Qarmada midoobey Soomaaliya.

Cali Cabdulahi Xuseen Madaxweynaha Hir-shabeelle ayaa dhankiisa Sheegay inu kaqeyb qaadan doona Howlaha isku keenida ee doorshooyinka asigoo Qarmada midoobey ugu mahadceliyay dadaalada dib u heshiisiinta iyo Caawinta oo ay la Garabtaagan taha Dowlad Gobleedka Hir-shabeelle.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here