Guddoomiyaha cusub ee baarlamaanka Waqooyi-Bari Soomaaliya Dr Aadan Cabdullaahi iyo ku xigeennadiisa ayaa magacaabay Guddida doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka inkastoo muran uu ka dhashay .
Magacyada Gudiga ayaa kala ah:-
Xildhibaan:Axmed Keyse cabdi shire
Xildhibaan Cabdi ismaaciil Axmed
Xildhibaan C/kariin Cali yuusuf
Xildhibaan Siciid dalmar faarax
Xildhibaan Maxammed maxamuud cali
Xildhibaan Guuleed Maxammed nuux
Xildhibaan Axmed Cali xuseen.
Dhanka kale waxaa la shaaciyay warqtiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenka inay noqoto 5 maalin kadib walow mar laga dhigay laba maalin kadib ay qaadaceen xildhibaanada kuwaasoo ugu danbeyn ka dhigay 5 maali kadib.
Markii lagu murmray waqtiga doorashada ayaa waxaa cod u qaaday Xildhibaanada in la kansalo mudada labada maalin kadibna waxay u codeeyeen in 5 maalin ka dib laga dhigo.

XAFIISKA WARARKA SIYAASADA
DAYNIILE.COM
